DHAGEYSO: Xildhibaan Jeesoow oo fariin u diray mucaraadka Dowladda

0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay shirar mucaaradka ay ku qabsanayan magaalada Muqdisho

Waxaa uu sheegay in kala aragti duwanaansho ay jiri karto balse aan loo baahneyn waxyaabo ka horimaanayo Dowladda.