Dhageyso:-Gudoomiye Ku Xugeenkii Degmada Xaafuun Oo La Dilay

0

Wararka Ka Imaanaya Maamulka Putland Ayaa Sheegaya In gudoomi Kuxugeenka degmada Xaafuun Ee Gobolka Bari Maxamuud Muuse Uu Dilay Taliyaha Saladhiga Dagmada Xaafuun

Dilka Kudoomiye Kuxugeenya Ayaa Sabab Muran Dhex Maray Taliyaha Saldhiga iyo Gudoomiyaha

Waxaana rasaas uu furay taliyaha ku dhintay Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Xaafuun ee Maamulka Puntland, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka