TOP DHAGEYSO:- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Hawlgalo Miino saaris ah ka sameeyay Gobolka Hiiraan

0

Ciidmada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Hawlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab dhanka kale Miinooyin lagu soo saaray ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan eee Bartamaha Dalka kana mid ah Deegaanada hoos yimaada Gobolkaasi.

Wariye Ibraahim Maxamed Geedi oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Hiiraan ayaa saaka soo sheegaya in Ciidmadu deegaano ka mida Hiiraan ka fuliyeen Hawlgalo lagu baacsanayo Maleeshiyada Argagaxisada Al shabaab.

Hawlgalkaan Ciidamada Xoogga Dalku ka sameeyeen Deegaanada ka Gobolka Hiiraan ayaa qeyb ka ah dadaalada maleeshiyaadka looga sifaynayo Guuda ahaanba Dalka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA