TOP Dhageyso:-Goormaa ayaa lagu dhawaaqayaa Golaha Wasiirada Hirshabelle?

0

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa la filayaa in maanta uu si rasmi ah ugu dhawaaqo Golaha Wasiirada Mamaulkaasi.

Ilo ku dhow madaxweyne Waare ayaa sheegay in uu wado qorshihii ugu dambeeyay ee Magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee Maamulkaasi.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Guure oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa xaqiijiyay in Saacadaha soo socda lagu wado in lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada Hirshabelle.

Waxaana uu ku taliyay Xildhibaanku in Golaha Wasiiradu ay noqdaan kuwa kooban, islamarkaana loo fiiriyo Tayo iyo Waxqabad.

Halkana hoose ka dhaegyso Codka.