DHAGEYSO : Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Abshir “Bukhaari” oo ka hadlay Xafladdii Kismaayo.

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-Fadhiga Afaraad ee Golaha Shacabka Jubbaland.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiye ku xigeenada Aqalka Sare ee JFS Xildhibaano kasocday labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaanada Jubbaland xubno katirsan Xukuumada Sarakiisha Ciidamada iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay furitaanka Kal-Fadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Jubbaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-Fadhiga Baarlamaanka waxaana uu kaga hadlay arimo kala duwan.

Sidoo kale waxaa Halkaas ka hadlay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Abshir “Bukhaari”

HOOS KA DHAGEYSO :