DHAGEYSO WAREYSI:- Xildhibaanada Galmudug Oo Ku Soo Qul Qulaya Magaalada Muqdisho Kadib Casuumaadii Farmaajo

Kadib codsigii ka yimid Madaxweyne Farmaajo ee ku aadanaa in uu la kulmayo ayaa waxaa inta badan Muqdisho soo gaaray Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Tiro xildhibaanada Galmudug ah ayaa Saacadihii la soo dhyaafay yimid Muqdisho halka kuwa kale ay horay u joogeyn.

Xildhibaan Garaad Yuusuf Qowqabo oo ka mid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in tani ay ka dambeysay kadib markii uu horay ugu yeeray Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoonka Baarlmaanka Maamulka Galmudug.

Waxa uu sheegay in wadahadalo dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoonka Baarlamaanka si xal looga gaaro khilaafka Galmudug uu Gudoomiye Cali Gacal uu dalbaday in loo yeero Xildhibaanadii xilka ka qaaday Xaaf.

“Runtii ma umaleynayo in madaxweyne dalka ah uu arrinkaas ku dhaqaaqo dal waxa uu ku dhisan yahay dowladnimo iyo Dastuur sidaad darteedna wixii Dastuur iyo Sharci lagu waayana aysan suurtagal aheyn lagana fikiro anaguna sidaan horay kuugu sheegay in uu arrintaas laga hadli doono ma umaleynayo hadii uu noo sheegana waa wax Sharcidaro ah waayo anagu manihin beelo dagaalamay oo la heshiisiinaayo ayuu yiri”.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Dr. Bashir Farah, Master of Political Science says:

    Waraaysigaan aad ayaan ugu faraxay dhageysigiisa. aad ayuu u fiicnaa. Waa wareysi taariikhi ah. Waa waajib in sharciga loo hogaansamo. Hannoolaado barlamaanka Galmudug State of Somalia.

  2. Dr. Bashir Farah, Master of Political Science says:

    Galmudug State of Somalia oo leh maamulka dowladeed iyo maamul Barlamaan ee ugu fiican “ayaanu dooneynaa”.

  3. Dr. Bashir Farah, Master of Political Science says:

    Viva Galmudug




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

Taliyaha Ciidanka Xooga Gorod Oo Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timid Alle Ha U Naxariistee Taliye ku Xigeenkii Ciidanka Badda Soomaaliyeed
- Jan 19, 2018
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa Ehelada, Ummadda Soomaaliyeed ...
Dhageyso:-Dawlada Somalia Oo Ku Guuleysatay Maxaabiis Soomaali Ah Oo Ku Xirnaa Dalka Hindiya In La Siidaayo
- Jan 19, 2018
Golaha Wasiirada Ee Dawlada Soomaaliya Ayaa Sheegeen In Ay Dawlada Soomaaliya Ay Dhawaan DalkaDib ...
TOP NewsDhageyso:-Xukuumada Somalia Oo Sheegtay In Sanadka 2020 Laqabanaayo Doorasho Qof Iyo Cod Ah
- Jan 19, 2018
wasiirka war faafinta xukuumada soomaaliya eng c raxmaan yariisoow ayaa warbaahinta u sheegay in ...
Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo Booqosho ku Tegay Goobihii Wax barasho iyo Hoygii uu ka Degenaa Yaraantiisi Magaalada Dhuuso-Mareeb (Sawiro)
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaaWaxa uu soo booqday iskuulkii uu ...
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magaalada Dhuuso-Mareeb kaga qayb galay xaflada midaynta maamulada Galmudug iyo Ahlusunna-Waljameeca (sawiro)
- Jan 18, 2018
Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  waxa uu magaalada Dhuuso-Mareeb kaga ...