DHAGEYSO+SAWIRRO:- Baroordiiq loo sameeyay dadkii ku dhintay qaraxii ZOOBE oo ka dhacday magaalada Balanballe.

0

Kulan loogu baroor diiqayay dadkii kudhintay Qarixii 14 Bishaan kadhacay Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Degmada Balanballe ee gobalka Galgaduud.

Waxaana kulankaan Baroor diiqda ah oo ay soo qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Balanballe ka soo qayb galay Masuuliyiin ka socotay maamulka degmada.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Balanballe, Soomaaliya