VIDEO+SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay Banaanbax weyn oo ka socda Magaalada Muqdisho.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in magaalada Muqdisho uu ka socdo banaanbax ay dadweynuhu ku muujinayaan dareenkooda, islamarkaana ay uga soo horjeedaan ciddii gaystay qaraxii 14-kii October ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa buux dhaafiyay Boqolaal Shacab ah iyo iyadoona sidoo kale ay dadku hadda kusoo qulqulyaan Garoonka Koonis.

 

 

 

HOOS KA DAAWO