WAR DEG DEG AH: Taliyaha Ciidamada XDS oo ku dhawaqway in uu iscasilay iyo Taliye cusub oo la magacaabay

0

Taliyaha Ciidamada Xooga Soomaaliyeed, Janaraal, Axmed Jimcaalle Cirfiid ayaa goordhow ku dhawaaqay in uu iscasilay.

Taliye Cirfiid ayaa iscasilaadisa uga dhawaaqay kulan ay Hay’addaha Amaanka ku yeesheen Muqdisho.

Ilaa iyo hada lama oga sababta ka dambeysa iscasilaada Taliye Cirfiid

Basle Xilka Taliyaha Ciidamada Xooga ayaa waxaa haatan loo magacaabay Janaraal Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod.