DHAGEYSO WARBIXIN:- Ciriiri ka jira wadooyinka Muqdisho & Shacabka oo aragti ka dhiibtay

0

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan ciriir aad u badan ,waxaana sidoo kale jira in ciidamada loo yaqaano Taraafikadda ay ka howlgallaan hal waddo oo kaliya.

Axmed Cabdi Cali ayaa Warbixintaan ka diyaariyay.