DHAGEYSO:- Cabdiweli Maxamed Cali oo faah faahin ka baxshay Shirkii Kismaayo.

1

Waxaa war-murtiyeed kasoo baxay shirkii madaxda maamul goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo ayaa waxaa lagu aas-aasay gole ay ku mideysan yihiin maamulada.

Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala yihiin madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare.

Wariyaha VOA Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka teleofonka kula xiriiray Madaxweynaha Puntand Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay ka wareysatay shirkii Kismaayo.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

 

SHARE

1 COMMENT

  1. Abdiweli gaas (Abdiwaal)waali baa meel xun ka tuurtay(ciyaal dhusamareb markuu ahaa waa waalaa),nin daawada maskaxda ku socda baa soomaalidu u qabtaa qof fayow,puntland buu la degay ma hadduu keenay GIDG oo ina Abdirashid lacag ku soo qaatay.
    bal aan sugno :meesha ccc iyo gaas ay geyso lacagta wiilasha ilmo nahyaan laga soo qaaday ee soomaaliya in lagu dumiyo loogu soo dhiibay-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here