DHAGEYSO+AKHRISO : Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la Shaaciyay.

Maanta ayaa si rasmi ah gudiga doorashada ee Madaxweynaha Galmudug waxey u shaaciyeen wakhtiga ay dhacayso doorashada iyo nidaamka loo mari doono,

sidoo kale waxaa musharixiinta xilka Madaxweynaha la xasuusinayaa Shuruudaha laga doonayo Doorashada dhici doonta 22-ka Bishan October.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

HOOS KA AKHRISO :

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. danab says:

    Waa sheeko waalan galmudug ma laba madaxweyne ayey yeelaneysaa

  2. Axmad Maxamad Cali says:

    waa soodha waynayaa hadalka kasoobaxay gudiga doorashada

  3. daneeste says:

    waa wax fiican in ay dhacdo doorasha galmudug waqtigeeda

  4. Bashir Farah says:

    Fikirka ugu Muhimsan:Madaxweynaha cusub oo leh “Heer Jaamicadeed iyo waayo aragnimo Hogaamin” iyo Maamul khibradeed.

  5. Bashir Farah says:

    Aad ayeey u mahadsanyhiin Barlamaanka Gal-Mudug.Madxweyne Cusub oo aan lahayn balwadda “Qaadka iyo Khamriga”, oo u raadiya Galmudug-State maalgashi Caalami-ah oo xoog-leh dhinaca horumarinta “Khayraadka Badda”ee Galmudug State.

  6. Bashir Farah says:

    Ha Noolaato Websaadka “Allgalguduud”, this is Dr.Galinsor,my little city.




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO:- Abuukar Cumar Cadaan “Waxaa codsanaa in Duq Xasan Dahir Aweys la soo daayo”.
- Dec 11, 2017
Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa Wareysi gaar ah ...
SAWIRRO:- QM oo ka hadashay doorashooyinka 2020 ee Soomaaliya.
- Dec 11, 2017
Qaranada Midoobay ayaa ka hadashy dooraashooyinka 2020 ee lagu qaban doono Soomaaliya. Danjiraha QM ee ...
DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku aaday dalka Turkiga.
- Dec 11, 2017
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka ...
DHAGEYSO: Wariye caan ahaa oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho
- Dec 11, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo ka ...
DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
- Dec 11, 2017
Qarax Xoogan ayaa goordhow waxuu ka dhacay sida la sheegay Degmada Wadajir ee Magaalada ...