DHAGEYSO:- Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed oo u hanjabay Siyaasiyiinta, Ganacsatada iyo Saxaafada kasoo horjeeda Shariif Xasan.

0

Taliska Booliska Maamulka Koofur Galbeed ayaa Siyaasiinta Mucaaradka ah iyo Saxaafadda ka shaqeysa Degaanada Maamulka Koofur Galbeed ku amray in ay joojiyaan Wararka wax u dhimaya Maamulka Koofur Galbeed.

Taliyaha Ciidamada Booliska Koofur Galbeed Mahad C/raxmaan Aadan oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Ciddii Maamulka ka faafisa Warar lagu dhaliilayo Koofur Galbeed ay xabsiga dhigi doonaan islamarkaana aysan Cidna uga Cabsan doonin.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO