DHAGEYSO:- Saraakiisha Ciidamada Koonfur Galbeed oo sheegay inay joojinayaan hawlaha ay ku sugayaan Amniga maadaama aan la siin dhowr bilood wax mushaar ah.

0

Cabdi Aden Bare oo ka mid ah Saraakiisha hogaamisa Ciidamada Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay joojinayaan hawlaha ay ku sugayaan Amniga maadaama aan la siin wax mushaaraad ah bilihii la soo dhaafay.

 

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO