DHAGEYSO WAREYSI : Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji oo si kulul uga hadlay shirka Kismaayo.

0

Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland waxaa lagu wada in ay shir ku yeeshaan madaxda maamul goboleedyada dalka waxaana aan si rasmi ah oo loo cadaynin u jeedka shirkaasi.

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid barlamaanka federaalka Soomaaliya gaar ahaan xildhibaanada ka soo horjeeda shiraasi ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada dalku ay meel ka dhac ku sameyeen arin la doonayay in looga danbeeyo dowlada dhexe ee soomaaliya.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO