AKHRISO:- Xildhibaanada Galmudug oo xilkii ka qaaday Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.

0

Bayaan ay soo saareen Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa waxa ay ku sheegeen in ay xilkii ka qaadeen Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee Baarlmaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA AKHRISO