DHAGEYSO:- Puntland oo Ku Baaqday in Shacabka ay Ka Feejignaadaan Weeraro & Qaraxyo ka Dhaca Deegaanadooda

0

Axmed Cabdullaahi Yuusuf Doobir Wasiirka Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in Puntland lagu soo qaaday weerar dhinacwalbo ah loona baahan yahay in ay iska difaacdo.

Waxa uu sheegy in qaraxyada ka dhaca deegaanadooda ay yihiin kuwo soo laab laabta isla markaana ay ka

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Shacabka ay ka feejignaadaan falalka amnidaro ee ka dhaca deegaanadooda,islamarkaana ay ciidamada amniga laga Shaqeeyaan sugida amniga.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga Puntland