DAAWO: Nabadoon Maxamed Xasan Xaad “mucaaradnimadan waxaa ka dambeeyaan dad dano gaar ah leh oo waayay kuraas oo aan ogoleyn Nabadda, Dawladdnimada iyo Horumarka”

0

Gudoomiyaha Golaha Guurtida beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa isagoo wareysi siiyay warbaahinta waxa uu yiri.

Waxaan aaminsan nahay anaga in mucaaradnimadan ay ka dambeeyaan dad dano gaar ah leh oo kuraas waayay oo aan nabadda ogoleyn, dawladdnimada ogoleyn oo aan horumarka ogoleyn, oo rabba inay ka ganacsadaan dhiiga ummada Soomaaliyeed, Bal Ilaahay baan idinku dhaarshayee waxa ka dhib badnaa miyaa jira qaraxyadii maalin walba dhici jiray ee ummadan ragaadiyay? hadii laga bogsaday ragga ka shaqeeyay soo inaan taageerno ma’ahan mise waa inaan mucaaradno, anaga dawladnimaa na deeqda.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO