TOP DHAGEYSO:- Madax ka tirsan DFS oo Shacabka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka

0

Iyadoo Maanta loo Dabaaldagayo Maalinta Kowaad ee Ciida Carafo ayaa Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya waxaa ay Boqolaal Shacab ah ay kula Tukadeen Salaadda Ciidda Masaajidka Isbaheysiga Islaamka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa kamid ahaa Madaxdii Shacabka Salaada kula Tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Iscafiyaan oo ay ka shaqeyaan nabadda iyo Xasiloonida Dalka.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Guddoomiyaha