TOP DHAGEYSO:- Gobollada Dalka oo Maanta si isku mida looga Ciiday

0

Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ah Maalinta Kowaad ee Ciidul Adxa waxaa looga Ciiday si isku mida,iyadoo Mas’uuliyiinta Maamulada Dalka ka jira ay Shacabka Gobolada dalka ku nool la tukadeen Salaadda Ciida.

Wariyaasheena kala jooga Gobolada dalka ayaa noo soo diray Wararka ku saansan sida looga Ciiday Gobolada Dalka,waxaana ugu horeeya Saciid Ra’iis Cali oo ku sugan Degaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wararka Wariyaasha