Degmada Buurhakaba Oo Markii Ugu Horeysay Yeelaneysa Garoon Diyaaradeed

0

Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa laga dhagax dhigay Garoon Diyaaradeed oo degmadaasi yeelaneyso markii ugu horeysay..

Garoonkaan ayaa waxaa waxa uu noqon doonaa mid ay isticmaali doonaan Bulshada ku nool deegaanada Koonfur Galbeed iyo cidkasta oo dooneysa in ay isticmaasho.

Bulshada kala duwan ee Buurhakaba ayaa aad u soo dhweeyay talaabadaan waxa ayna sheegeen in ay ku faraxsan yihiin dhisida Garoonka diyaaradaha degamda Buurhakaba oo hada dhismihiisa uu bilaawday.