DHAGEYSO:- Wasiirka Maaliyada DFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo sheegay in Dawladda iyo Maamul Goboleedyada ay ku heshiiyeen in la mideeyo Canshuurta Dalka.

0

Wasiirka Maaliyada Dawladda Federaalka Soomalaiya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxa uu sheegay in Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ay ku heshiiyeen in la mideeyo Canshuurta Dalka.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO