DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidamada Booliska AMISOM Gen. Anand Pillay oo sheegay in bisha December laga saarayo Soomaaliya qaar ka tirsan ciidamadaas.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in uu shir jaraai’id oo uu qabtay taliyaha Ciidamada Booliska AMISOM Brig. Gen. Anand Pillay uu ku sheegay in Ciidamadaasi qayb kamid ah dalka Soomaaliya laga saarayo Bisha December halka qaybta kalena laga saarayo Bisha Janaayo.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO