DHAGEYSO:- Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland iyo Saraakiisha Ammaanka Gobolka Mudug oo shir uga socdo magaalada Gaalkacyo.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu shir uga socdo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cameey iyo Saraakiisha Ammaanka gobolka Mudug, waxaa la ogeyn ilaa hadda wax kale oo faah faahin ah oo ku saabsan kulankan.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO