DHAGEYSO:- Ganacsato ka cabanaya Wasiirka Maaliyada iyo Miisaaniyada 2017 ee uu horgeeyay Baarlamaanka.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in ay qaar kamid ah Ganacsatada ka cabanayaan Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle iyo Miisaaniyada 2017 uu horgeeyay Baarlamaanka.

Ganacsatadan ayaa waxa ay sheegeen in Rygta Ganacsiga Soomaaliya ay yihiin laba garab Wasiirka Maaliyadana uu garab kamid ah labadaa garab kula la tashi ah la qaatay taasoo ah midaysan ku qanacsaneen.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO