DHAGEYSO:- Askari ka tirsanaa Munushiibiyada oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. July 16, 2017 0 Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in caawa halkaasi lagu dilay Askari ka tirsanaa ciidamada Munushiibayada ee degmadaasi. HOOS KA DHAGEYSO http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2017/07/DIL-MUNUSHIIBIYO.mp3