DAAWO:- Horumar uu Hormuud ka yahay Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ka socda

0

Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ku socda dhismo lagu soo celinayo bilicdii iyo nadaafadii, waxaana olalahaas hormuud ka ah madaxda DFS iyo maamulka gobolka Banaadir.

Ra’isul Wasaaraha Xukuda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Duqa Muqdisho ayaa horey udhagax dhigay qorshe laami cusub lagu saarayo wadooyinka muhiimka ah ee degmooyinka Hodan iyo Warta Nabadda waxaana haatan soo dhamaaday wajigii koobaad ee laami saaridda iyo qurxinta.

Madaxda degmada Hodan iyo shirkadda dhiseysa ayaa ka warbixiyay dareenkooda kadib markii ay bil ka dib dhameystireen saaridda laamiga jid ay adkeyd iney gaadiidka isticmaalaan.

Horey ayuu madaxweyne Farmaajo u sheegay in magaaladda Muqdisho laga dhigi doono meesha ugu bilicda wanaagsan Afrika.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=ovFaY2YZZt8