DAAWO:- Xaflad heer sare ah oo lagu qabtay Kismaayo iyo Ra’isal Wasaaraha oo ka qiirooday Hal Arrin

0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa lagu qabtay Xaflad lagu soo dhaweynaayay sidoo kalena lagu sagootinaayay Wafdiga Wasiirada ah ee uu hogaaminayo Ra’isal Wasaare Xasan Cali Khayre.

Xaflada oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ay ahayd mid isugu jirta Casho, Kaftan iyo midnimo.

Xaflada ayaa intii ay socotay waxaa lagu soo bandhigay Heesooyin wadani ah iyo kuwa ka hadlaya Midnimada Shacabka Soomaaliyeed.

Hoos ka Daawo Xaflada oo dhameystiran:-