DAAWO:- R/wasaaraha JFS Xasan Cali kheyre oo khudbad qiimo badan u jeediyay shacabka Jubbaland.

0

R/wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa waxa uu Kulan Balaaran la qaatay Shacabka iyo Masuuliyiinta kala duwan ee reer Jubbaland.

Waxaana madasha kulankaan ka hadlay ugu horayn Madaxwaynaha Jubbaland, Wasiiro, Odayaal iyo Masuuliyiin kale kuwaasi oo sheegay in R/wasaare Khayre uu yahay R/wasaarihii dalka, Islamarkaana ay Arintaasi Muujinayso sida ay maamuladu uga tirsan yihiin Dawladda dhexe ee Soomaaliya.

 

 

 

HOOS KA DAAWO