DHAGEYSO:- R/wasaare Ku Xigeenka JFS Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo.

0

R/wasaare Ku Xigeenka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayay oo isugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano oo goordhaw si diiran loogu soo dhaweeyay kadib markii ay gaareen gaareen magaalada Kismaayo.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO