DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo ” Waxaan heshiis la galnay shirkad baarta biyaha ku jira dhulka Soomaaliya hoostiisa”

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa ayy sheegay in dawladda Soomaaliya ay heshiis la gashay shirkad baarta biyaha ku jira dhulka Soomaaliya hoostiisa.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO