DHAGEYSO:- R/wasaare Kheyre oo markii ugu horeysay ka hadlay shirka Golaha Wasiirada ee lagu qabanayo Magaalada Kismaayo.

0

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay in Golahiisa Wasiirada y safar ay ugu ambabaxayaan magaalada Kismaayo, halkaasi oo lagu qaban doono shirka Golaha Wasiirada todobaadkan.

Wafdi ay kala hoggaaminayaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa u ambabixi doona magaalada Kismaayo, iyada oo magaalada laga dareemayo diyaar garowga soo dhaweynta wafdiga.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO