DHAGEYSO:- Ciidamada Maamulka Jubbaland oo odayaal dhaqan ku xir xiray degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

0

Wararka naga soo gaaraya magaaalda Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Maamulka Jubbaland ay odayaal dhaqan degmadaasi ku xireen ay xabiska ku jiraan mudo sadex maalmood ah.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO