DHAGEYSO:- Ciidamada Jubbaland oo nin Taksiile ah ku dilay magaalada Baled-Xaawo ee Gobolka Gedo.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi ay ciidamada Mamaulka Jubbaland ku dileen ni Taksiile ah.

Warkan aya aintaasi waxa uu ku darayaa in xaalada magaalada ay kacsan tahay ka dib dilkiii ninkaa muruq maalatada ahaa.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO