DHAGEYSO:- Ciidamada Booliiska dalka Masar ayaa sheegay inay dileen lix ruux oo ka tirsanaa kooxda Daacish

0

Ciidamada Booliiska dalka Masar ayaa sheegay in ay dileen lix ruux oo looga shakisanyahay in ay ka tirsanaayeen kooxda Daacish, kaddib iska horimaad dhexmaray malleeshiyadani iyo cidamada booliska.

Iska horimaadka ayaa yimid ka gadaal markii ay ciidamada amaanka weerareen guri ay ku dhuumaaleysanayeen ragaani oo ku yaala magaalada koofureed ee Dairut.

Isku soo wada duuboo dhamaan lixdi ruux ee joogay guriga la weeraray ayaa la dilay.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO