DHAGEYSO+DAAWO:- Maamulka Degmada Balanballe oo ugu baaqay Qurbajoogta inay ka qayb qaataan Qalabaynta Isbitaalka Balanballe.

0

Maamulka Degmada Balanballe ayaa ugu baaqay Jaaliyada Waqooyiga gobalka Galgaduud in ay ka qayb qaataan Qalabaynta Isbitaalka Balanballe oo ay kajirto baahi dhanka Qalabka shaqada ah.

Kala xiriir Gudoomiyaha degmada Balanballe

Jaamac Xayle
Tel:-00252615314866

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabudullaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya