DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in Kalafadhigooda Labaad uu furmayo 12 Luulyo.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in kalafadhiga labaad ee Aqalka sare uu furmayo 12-ka bisha Luulyo.

Gudoomiyaha Aqalka sare Senator Maxamed Cabdi Xaashi ayaa sidaa u sheegayan warbaahinta gudaha dalka.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO