DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo maanta furaya kalfadhiga Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

0

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta lagu waddaa in uu furo kalfadhiga Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Mudanayasha Baarlamaanka ayaa bilihii lasoo dhaafay ku maqnaa Fasax.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO