DHAGEYSO:- Ciidamada Xasilinta Caasimada iyo Hawlgalkoodi Xalay oo dad lagu soo qab qabtay.

0

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya wali waxaa si xowli ah uga soconaya hanaanka iyo qorshaha lagu xasilinayo magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kadib howlgalkii loogu magac daray Howlgalka Xasilinta Caasimadda.

Ciidamada ayaa xalay waxa ay soo qab qabteen dad badan oo gaaraya ilaa laba boqol oo ruux.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO