DHAGEYSO:- Hay’adda HRW oo warbixin cusub kasoo saartay dalka Jamhuuriyada Afrikada Dhexe

0

Hay’adda HRW  ee u dooda xuquuqul insaanka ayaa  waxa ay maanta soo saartay oo warbxin ku saabsan isla xisaabtan la’aanta ka jirta dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe iyo xasuuqa loo geysanayo dadka rayidka ah.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO