DHAGEYSO BARNAAMIJ XIISO BADAN:-Madasha Dhalinyarada Oo Ku Saabsan Wadajirka Dhalinyarada Soomaaliyeed.

0

Barnaamijka Madasha Dhalinyarada oo ka baxa galab walba Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay Wadajirka Dhalinyarada Soomaaliyeed ayadoo barnaamijka uu xambaarsan yahay macluumaad isugu jira Faallo iyo Suugaan ku saabsan Moowduuca waxaana qeybta dambe qadadka telefoonka kaga qeybgalaya dhalinyarada Soomaaliyeed ee gudaha dalka ku sugan.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO