DHAGEYSO:- Wasiirka Xananaada Xoolaha Somaliland oo sheegay inay heshiis la galeen Sucuudiga iyo Xoolahooda oo sanadkan la geeynayo.

0

Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Cabdullaahi maxmaed Daahir Cukuuse ayaa waxa uu warbaahinta u sheegay in heshiis ay la galeen Dawladda Sucuudiga ayna sanadkan xoolahooda u diri doonaan Sucuudiga.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO