DHAGEYSO:-Ganacsatada Degmada Guriceel oo diiday inay qaataan lacagta Shiling Soomaaliga ah.

0

Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa waxa ay sheegayaan in Ganacsatada magaaladaasi ay diideen ina ay qaataan lacagta Shiling Soomaaliga ah.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO