TOP NEWS:- Jaamacadda Muqdisho oo arday cusub qaadaneysa sanad waxbarashadeedka 2017-2018

0

Jaamacadda Muqdisho oo looga bartay waxbarasho tayeysan, kuna qaabeysan halbeegga casriga ah ee tacliinta sare eeaduunka, lehnna aqoons I caalami ah, kana mid ah 50-ka Jaamacadood ee ugu horaysa qaaradda Afrika.

Qiimayn la sameeyay waxay hormuudka noqotay dhanka waxbarashada iyo manhajka waxaana ka aflaxay arday badan oo shacbiga Soomaaliyeed wax wayn uqabtay jaamacadaha caalamkana kawa dadaraasaadka sare iyo cilmi baaris qoto dheer.

Jaamacadda waxay barnaamijka waxbarashada sare (post graduate programme) la waddaa jaamacado caalami ah iyo barnaamijka daraasaadka sare ee Jaamacadda ,gaarka u,ah.

Hadaba Jaamacadda Muqdisho waxa ay ku wargalinaysaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda soodhameysatay waxbarashada dugsiga sare in Jaamcaddu qaadaneyso arday cusub Sanad waxbarashadeedka 2017/2018.

Jaamacaddu waxay kuu haysaa kulliyadahan hoos ku qoran iyo takhasusyadan.

Kuliyadda caafimaadka (Medicine and surgery)
Kuliyada Engineering, oo ka kooban:
a) Civil Engineering. b) Architecture c) Electric & Electronic Engineering

Kuliyadda dhaqaalaha iyo culuumta maamulka, oo ka kooban:
Statistics. b) Economics. d) Business Administration. e) Accounting.
f) Finance & Banking.

Kuliyadda Culuumta caafimaadka, oo ka kooban:
General Nursing. b) Medical Laboratory sciences. C) Public Health. d) Nutrition & Dietetics.
e) Micro-biology. f) Clinical Officer.

Kuliyadda Sharciga iyo Qaanuunka, oo ka kooban: a) Sharia &Law. b) law oo ku baxaya luqadda ingiriiska.
Kuliyadda waxbarashada. Oo ka kooban.
Social Sciences. b) Arabic Language c) Islamic Studies
d) Math & Physics. e) Biology & Chemistry.

Kuliyadda Aadaabta iyo culuumta insaaniga, oo ka kooban:
History & Civilization. b) English Language & Literature.
c) Arabic language & literature. d) Geography. e) Geographic Info. System.

f) Journalism & Information.

Kuliyadda kombuyuutarka iyo information Tiknoolojiyadda, oo kakooban:
Computer Science. b) Information Technology (IT). e) Enterprise networking.
Kuliyadda siyaasadda iyo Maamulka Guud, oo ka kooban:
Political Science. b) International relations.
Public Administration
Jaamacadda waxay leedahay nidaamka part time –ka ah

Shuruudahaardaygalagarabo:

Shahaado dugsigasare asal iyo copy.
4 sawir oo kalar ah (nooca teesaraha)
Warqad dhalasho.
Warqad asluubwanaag.
Gal amafayl.
Diinwaangalintu waxay ka bilaabaneysaa Xarunta dhexe ee Jaamacadda ee Km4 dhanka waqooyi Ex safaaraddii hore eeTurkiga taariikhdu markay tahay 04/07/2017 Maalmaha shaqada waa Sabti illaa Khamiis. Saacadaha shaqaduna waa 8:00 subaxnimo illaa 3:00 galabnimo.

Wixii faahfaahin dheeri ah fadlan kala xiriir:

Tel: 002521- 858479 002525-932454 002521-223433

Fax: 002521-216820 E-mail: info@mu.edu.so/www.mogadishuuniversity.com

MAHADSANIDIIN