DHAGEYSO:- Maamulka Puntland oo ka warbixiyay 1500 oo ruux oo been loo soo sheegay oo soo gaaray Magaalada Garoowe iyo waa inay deegaanadoodi dib ugu laabtaan…

0

Wasiir ku xigeenka wasaarada Aririmaha gudaha ee Puntland Cabdullaahi Xaashi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay 1500 oo ruux oo been loo sheegay oo soo gaaray magaalada Garoowe.

Cabdullaahi Xaashi Maxamed ayaa sheegay in dadka loosoo sheegay in Garoowe mamaulka Puntland uu raashin ugu qaybinayo, waxa uuna ka codsaday inay deegaanadoodi dib ugu laabtaan.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO