DHAGEYSO:- Faah faahin kasoo baxaysa dagaalkii maanta ka dhacay duleedka magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.

0

Warar faah faahsan ayaa naga soo gaaraya Magaalada Garbahaareey ee Caasimadda gobolka Gedo, wararkan ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu maanta ka dhacay degaanka Birta dheer oo ku yaalla duleedka Magaalada.

Dagaalka ayaa ah Mid xooggan oo la isku adeegsanaayo hubka nuucyadiisa kala duwan.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO