SAWIRRO:- R/wasaare Kheyre iyo Wafdigii la socday oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

0

Waxaa markii uu gaaray maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis ababa R/wasaaraha JFS Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii la socday.

Raysal Wasaaraha JFS mudane Khayre oo halkaas uga qayb gali doona shirka Madaxda midowga Afrika, kaasoo qaadan doona mudo labba cisho ah.