DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo ka hadlay dad shacab ahaa oo ay qafaasheen falaagada Al Shabaab.

0

Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Galmudug ay Xoog ku soo furaneyso Odayaal ay Al-shabaab ka Afduubteen Degaanka warshubo Ee Koofurta Gobolka Mudug.

Wasiir Taardhuleed ayaa sheegay in Galmudug ay Geed dheer iyo mid gaaban intaba u Fuuli doonto si ay gacanta Al-shabaab uga soo faramaroojin laheyd Odayaasha iyo Dhalinyarada ay Afduubteen.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO