TOOS U DAAWO:- Munaasabadda 1-da Luulyo oo hadda ka socota aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho.

0

Xuska munaasabadda 1-da Luulyo ayaa goordhaw ka bilaabatay Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho, halkaasi oo ay ku suganyihiin Madaxda Qaranka, diblomaasiyiin, marti sharaf iyo xbno kale oo munaasabadda lagu casuumay.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO