DHAGEYSO:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo gaaray maanta degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

0

Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaa in halkaasi ay gaareen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Jubballand.

Xildhibaan Cabdulqaadir Yariisoow Xasan oo ka mid ahaa Xildhibaanada halkaasi gaaray ayaa warbaahinta la hadlay waxa uuna ka warbixiyay socdaalkooda iyo qorshaha ay halkaasi u tageen.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO